2
ISBEDEL AYAA KU SOO SOCDA RAINIER AVE S! oo aanu qorshaynaynaa habayn cusub oo waddooyinka ah sanadkan qaybaha iyo dhammaan mashruuca guud ee sanadka soo socdana (ka eeg hoos). WADADU SIDEE AYAY U EKAAN DOONTA? Fikradda qaabka waddooyinka ayaa sida caadiga ah waxaa ka mid ah wadiiqada baarkinka (ama dhanka galbeedka ama midka bariga waddada), hal dhinac oo wadista oo jiha kasta ah, xariiqa gadaal u leexashada, iyo qadka basaska.Waxaan sii wadeynaa ilaa 70% goobta baabuur dhigashada, laakiin wadooyinka qaar waxaa ku jiri doona qadka baska iyo meel u dhow xariiqda baarkinka. Waxaanu gaareynaa deriska xaafadaha ku yaala si aan uga helno isbeddelka habka jidka. Kulamada waxaa ka mid ah in ka badan 1,200 oo jawaab wax-ka-qabasho ah oo luqado badan, dhowr kulamo lala yeeshay dadka deggaanka iyo ganacsadayaasha, iyo ka qaybgalka dhacdooyinka kala duwan ee beesha.Waxaan sii wadeynaa inaanu ku soo daro ganacsatada degaanka nagu dhow iyo dadka degaaanka anagoo kula kulmayna guryahood iyo kulanada kooxaha bulshada. Nala soo xiriir si aad wax dheeraad ah uga ogaato! [email protected] | (206) 727-8697 www.seattle.gov/visionzero/projects/rainier-ave-s Hagaajinta amniga iyo socodka basaska ee ku socda Rainier Ave S SABABTA? Rainier Ave S waa wadada ugu shilalka badan Seattle. Waxaanu ka shaqeyneynaa sidii aan uga dhigi lahayn mid amaan u ah qof walba. Sannadkii 2014, waxaan biloownay geedi socod wada shaqeyn si loo hagaajiyo Rainier oo qayb ka ah barnaamijka Vision Zero ee Seattle si loo yareeyo dhimashada gaadiidka ee shilalka iyo dhaawacyada culus 2030. Wajiga 1aad, waxaan dib u hagaajinay waddada udhaxeysa S Alaska St iyo S Kenny St oo si guul leh kor loogu qaaday ammaanka. Sannadkan iyo sanadka soo socda waxaan dhameyn doonaa Wajiga 2 inta u dhexeysa S Kenny St iyo S Henderson St. MAXAA SOO SOCDA? Sannadka 2017, waxaan ku weydiinay jawaab-celintaada isbeddellada suurtagalka ah. Mowduucyada ugu sarreeya ee aynu maqalnay waxay ahaayeen taageero si loo hagaajiyo ammaanka iyo basaska inay si joogto ah u socdaan. Ka dib markii dib loo eegay jawaab celinta beesha, la shaqeynay wadaagayaasha King County Metro, iyo sameynta qaabaynta gaadiidka, sanadkan, waxaan ku sameeynaynaa horumarin weyn isgoyska kasta (eeg khariidada). Waxa kale 2019 Beddelka jihada jidka ee qaybaha iyo hagaajinta isgoysyada si wax looga qabato qaababka shilalka 2020 In la dhamaystiro qaabka jidka cusub ee aagga mashruuca si loo hagaajiyo ammaanka iyo helitaanka basaska Qadka baska ama xariijinta baarkinka (midig u leexasho wa la ogol yahay) Xariijnta dhexe ee leexashada Qadka baska (midig u leexasho wa la ogol yahay) Waddada woqooyi u socota Waddada darawalka ee koofurta u socota *Muujintan cabir ma QAABKA WADDOOYINKA MUSTAQBALKA MAXAA LOO YAREEYAY TIRADA XARIIJIMAHA SAFARKA? Yareynta tiradda guud ee xariijimaha safarka guud ee socdaalka ayaa la xaqiijiyay inay yareeyso xawaaraha - waa arrin muhiim u ah xawaaraha iyo darnaanta shilalka. Ku darida xariiqa laynka dhexe ayaa hagaajin doonta ganacsiga iyo gaadiidka xaafadaha iyo ku darida waddooyinka basaska waxay sii wadi doonaan dhaqaaqida basaska. Waxaan si taxadar leh ula socon doonaa xawaaraha iyo tiradda gaadiidka agagaaraha mashruuca waxaanu sameyn doonaa isbedel marka loo baahdo. QAABKA WADOOYINKA CAADIGA AH EE HADDA JIRA SOMALI

Hagaajinta amniga iyo socodka basaska ISBEDEL AYAA KU SOO ... · ka ah barnaamijka Vision Zero ee Seattle si loo yareeyo dhimashada gaadiidka ee shilalka iyo dhaawacyada culus 2030

  • Upload
    others

  • View
    6

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Hagaajinta amniga iyo socodka basaska ISBEDEL AYAA KU SOO ... · ka ah barnaamijka Vision Zero ee Seattle si loo yareeyo dhimashada gaadiidka ee shilalka iyo dhaawacyada culus 2030

New safety enhancements are coming to Rainier Ave S! Please call for translation: (206) 727-8697

አዳድስ ደህንነት ማበረታቻዎች ወዴ ሬይነሪ መንገድ እየመጡ ናቸው።ለትርጉም በሚከተለው ይደውሉ፥ (206) 727-8697

我們將在RAINIER AVE 行新的安全改進。請致電要求翻譯:(206) 727-8697

Nageenya foyyeessuun haarawaa gara Daandii Rayineer S dhufaa jira. Maaloo hiikaadhaaf bilbila: (206) 727-8697

Hagaajino ammaan cusub ayaa lagu samayn doonaa Waddada Rainier Ave S. Fadlan ka wac turjumaanida: (206) 727-8697

Próximamente: nuevas mejoras para la seguridad de la Avenida Rainier sur. Por favor, llame para servicios de traducción al: (206) 727-8697

Mga panibagong pagpabuti ukol sa inyong kaligtasan ang darating sa Rainier Ave S. Mangyaring tumawag para sa pagsasalin: (206) 727-8697

ሓደሽቲ ናይ ድሕነት መጠናኸርቲታት ናብ RAINIER AVE S ይመጽኡ ኣለው፡፡ ብኽብረትካ ኣገልግሎት ትርጉም ንምርካብ ተሌፎን ደውል: (206) 727-8697

Các cải tiến về an toàn mới đang đến với Đại lộ Rainier Ave S. Xin gọi phiên dịch số: (206) 727-8697

ISBEDEL AYAA KU SOO SOCDA RAINIER AVE S!oo aanu qorshaynaynaa habayn cusub oo waddooyinka ah sanadkan qaybaha iyo dhammaan mashruuca guud ee sanadka soo socdana (ka eeg hoos).

WADADU SIDEE AYAY U EKAAN DOONTA?Fikradda qaabka waddooyinka ayaa sida caadiga ah waxaa ka mid ah wadiiqada baarkinka (ama dhanka galbeedka ama midka bariga waddada), hal dhinac oo wadista oo jiha kasta ah, xariiqa gadaal u leexashada, iyo qadka basaska.Waxaan sii wadeynaa ilaa 70% goobta baabuur dhigashada, laakiin wadooyinka qaar waxaa ku jiri doona qadka baska iyo meel u dhow xariiqda baarkinka. Waxaanu gaareynaa deriska xaafadaha ku yaala si aan uga helno isbeddelka habka jidka.

Kulamada waxaa ka mid ah in ka badan 1,200 oo jawaab wax-ka-qabasho ah oo luqado badan, dhowr kulamo lala yeeshay dadka deggaanka iyo ganacsadayaasha, iyo ka qaybgalka dhacdooyinka kala duwan ee beesha.Waxaan sii wadeynaa inaanu ku soo daro ganacsatada degaanka nagu dhow iyo dadka degaaanka anagoo kula kulmayna guryahood iyo kulanada kooxaha bulshada. Nala soo xiriir si aad wax dheeraad ah uga ogaato!

[email protected] | (206) 727-8697www.seattle.gov/visionzero/projects/rainier-ave-s

Hagaajinta amniga iyo socodka basaska ee ku socda Rainier Ave SSABABTA?Rainier Ave S waa wadada ugu shilalka badan Seattle. Waxaanu ka shaqeyneynaa sidii aan uga dhigi lahayn mid amaan u ah qof walba. Sannadkii 2014, waxaan biloownay geedi socod wada shaqeyn si loo hagaajiyo Rainier oo qayb ka ah barnaamijka Vision Zero ee Seattle si loo yareeyo dhimashada gaadiidka ee shilalka iyo dhaawacyada culus 2030. Wajiga 1aad, waxaan dib u hagaajinay waddada udhaxeysa S Alaska St iyo S Kenny St oo si guul leh kor loogu qaaday ammaanka. Sannadkan iyo sanadka soo socda waxaan dhameyn doonaa Wajiga 2 inta u dhexeysa S Kenny St iyo S Henderson St.

MAXAA SOO SOCDA?Sannadka 2017, waxaan ku weydiinay jawaab-celintaada isbeddellada suurtagalka ah. Mowduucyada ugu sarreeya ee aynu maqalnay waxay ahaayeen taageero si loo hagaajiyo ammaanka iyo basaska inay si joogto ah u socdaan.

Ka dib markii dib loo eegay jawaab celinta beesha, la shaqeynay wadaagayaasha King County Metro, iyo sameynta qaabaynta gaadiidka, sanadkan, waxaan ku sameeynaynaa horumarin weyn isgoyska kasta (eeg khariidada). Waxa kale

2019Beddelka jihada jidka ee qaybaha iyo hagaajinta isgoysyada si wax looga qabato qaababka shilalka

2020In la dhamaystiro qaabka jidka cusub ee aagga mashruuca si loo hagaajiyo ammaanka iyo helitaanka basaska

Qadka baska ama xariijinta baarkinka (midig u leexasho wa la ogol yahay)

Xariijnta dhexe ee leexashada

Qadka baska (midig u leexasho wa la ogol yahay)

Waddada woqooyi u socota

Waddada darawalka ee koofurta u socota

*Muujintan cabir ma

QAABKA WADDOOYINKA MUSTAQBALKA

MAXAA LOO YAREEYAY TIRADA XARIIJIMAHA SAFARKA?Yareynta tiradda guud ee xariijimaha safarka guud ee socdaalka ayaa la xaqiijiyay inay yareeyso xawaaraha - waa arrin muhiim u ah xawaaraha iyo darnaanta shilalka.

Ku darida xariiqa laynka dhexe ayaa hagaajin doonta ganacsiga iyo gaadiidka xaafadaha iyo ku darida waddooyinka basaska waxay sii wadi doonaan dhaqaaqida basaska. Waxaan si taxadar leh ula socon doonaa xawaaraha iyo tiradda gaadiidka agagaaraha mashruuca waxaanu sameyn doonaa isbedel marka loo baahdo.

QAABKA WADOOYINKA CAADIGA AH EE HADDA JIRA

SOMALI

Page 2: Hagaajinta amniga iyo socodka basaska ISBEDEL AYAA KU SOO ... · ka ah barnaamijka Vision Zero ee Seattle si loo yareeyo dhimashada gaadiidka ee shilalka iyo dhaawacyada culus 2030

AMMAANKA IYO HAGAAJINTA BASKA

Rainier & Graham Safe Routes to School 1 Rainier & Holly2 Rainier & Othello3

Rainier & Rose4 Rainier & Henderson6Rainier & Cloverdale5

Maxay yihiin isbedeladaan?Waxaan baarnay sida u dhacaan shilalka dhammaan isgooysyadda waaweyn. Horumarintaan waxaa loogu talagalay in ay hoos u dhigto xawaaraha socodka, sii wadaan basaska, iyo inay fududeeyaan socodka Rainier.

Sideen u akhriyaa khariidada?Nambarada jaalaha ee khariidadda mashruuca waxay u dhigantaa khariidadaha xuddunta u ah isgoysyada. Falaaraha guduudan ayaa muujinaya halka aan wax ka bedelayno habka waddooyinka ee sanadkan. Waxaan dhameystirnaa habka cusub ee jidka loo maro meheradda mashruuca sanadka soo socda.

ONLYBUS

ONLY

ONLY

ONLY

ONLY

ONLY

ONLY

Rainier BeachCommunity

Center

S HENDERSON ST

RAINIER AVE S

N

New school zone beacon

Aagaga cusub ee dugsiga

Midig uleexasho cusub

Sherwin-Williams

Bank of America

In la yareeyo wakhtiga sugitaanka dadka lugaynaya

ONLYBUS

ONLYBUS

ONLY

ONLY

ONLY

ONLY

ONLY

ONLYBUS

S CLOVERDALE ST

S CLOVERDALE PL

RAINIER AVE S

N

Calaamadaha cusub iyo jihooyinka bidix ee loogu talagalay dadka ku wado koonfurta iyo waqooyiga

Nidaamka laynka cusub oo leh wado isku xira waqooyi / koonfur-ta

Beddelista waqtiga nalka si dadka lugaynaha u helaan waqti fiican

Medhane-Alem Evangelical Church

South LakeHigh School

New StarMini Mart

WABASH AVE S

S ROSE ST

S ROSE ST

S ROSE ST

RAINIER AVE S

Ethiopian Community in

Seattle

N

Balaarinta Isgoysyada

StarNail Spa

UnionStore

Bilisee Market

MahaddaayMini Market

HamarwayneMini Market

In si cad loo calaamadeeyo "Gaari lama dhigan karo"

ONLY

BUS

La dayactiro wadiiqada socodka si uu u furo goobta baska

S GRAHAM ST

RAINIER AVE S

46TH

AVE

S N

Ilaa Aki Kurose Middle School

ONLY

ONLY

ONLY

ONLY

ONLY

ONLY

ONLY

BUS

ONLY

BUS

ONLY

BUS

ONLY

BUSONLY

BUS

Bixitaan ma laha Rainier

La ballaariyo wadiiqada socodka si loo hagaajiyo ammniga dadka lugaynaya

Hagaajinta barta baska

Bedelka jajabka geeska

Kor u qaadista isgoyska

7-11

Nidaamka laynka cusub oo leh wado isku xira Wadada baska ee waqooyi/koonfurta

S HOLLY ST

Southeast SeattleSenior Center

Café Avole

RAINIER AVE S

In la ballaariyo wadiiqada socdka si loo hagaajiyo ammniga dadka lugaynaya

Dayactirka wadooyinka socodka

N

Bedelida badhanka riixida ee dadka iyadoo laga dhigayo badhamada sahlan ee ADA

Dib ugu soo dejinta birta meelo u dhow isgoyska

Soo gaabinta isgoyska

In la bedelo nalalka geeska

ONLYBUS

ONLYBUS

ONLY

ONLY

ONLY

ONLY

ONLY

S OTHELLO ST

RAINIER AVE S

N

Nidaamka laynka cusub oo leh wado isku xira waqooyi / koonfurta

Ballaadhinta Isgoysyada si loo wanaajiyo aragtida

Beddelista waqtiga nalka si dadka lugaynaha u helaan waqti fiican

Honest Jack's Discount Auto Parts

Seattle Cannabis Co

Los Tinos Mexican Restaurant

Valerogas station

S KENNY ST

S GRAHAM ST

Seattle Fire Station 28

Green Dot Rainier Valley Leadership Academy

M L King Jr Elementary

Graham HillElementary

South ShoreK-8 Rainier Beach

Library

Rainier BeachHigh School

S HOLLY ST

S MORGAN ST

S EDDY ST

S WILLOW ST

S CLOVERDALE ST

S KENYON ST

S ROSE ST

S ELMGROVE ST

S MYRTLE ST

S FRONTENAC ST

S OTHELLO ST

S FONTANELLE ST

S AUSTIN ST

S HOLDEN ST

39TH AVE S

42ND AVE S

44TH AVE S

46TH AVE S

51ST AVE S

55TH AVE S

57TH AVE S

ISLAND DR S

MLK JR W

AY

SEWARD PARK AVE S

RENTON

AVE S

RAINIER AVE S

RAINIER AVE S

N

2

4

South LakeHigh School

1

LEGEND Laynka baska Waxaa loo bedelaya 1 dariiqa safarka (midig u leexashada waa la ogol yahay) Hagaajinta sida yareeynta xawaaraha iyo kor in loo qaado Wadada

LAGA BILABO RAINIER AVE S ILAA KENNY IYO HENDERSON Calaamadeynta wadada iyo meelaha isgoysyada Hagaajinta aragga calaamada joojinta Ku rakibidda calaamado cusub laynka safka Hagaajinta wakhtiyada nalka socodka gaadiidka Yareenta xadka xawaaraha ilaa 25 mph

3

5

6S HENDERSON ST

DunlapElementary